Agaasimaha Guud ee Warfaafinta oo shacabka la'wadaga Xuska Qaranimadda Fariina Udiray,

  Friday May 19, 2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Hargeisa{SLNTV]-Daawo Agaasimaha Guud ee Warfaafinta oo shacabka la'wadaga Xuska Qaranimadda Fariina Udiray, Maanta waxay ku beegan tahay Sanad guurada 26aad ee kasoo wareegtay lasoo noqoshada madaxbadanaanidii Somaliland ee 18 May 1991. waxaan dhamaan hambalyo u dirayaa bulshada reer Somaliland ee kala jooga daafaha dunida. Qadiyadda Somaliland waa go'aan shacbi waxaana goáamiyey 97% shacabka Somaliland. Xusbka 18ka May ee sanadkan waa lagu taakulaynayaa shacabkeeni ku waxyeeloobay Abaaraha
SHAQAALAHA
featured
 
 
FIKRADO