WARARKA
Masuuliyiin ka Socda Somaliland oo shir urur goboleedka Igad qabtay kaga qayb galay Jabouti.
Masuuliyiin ka Socda Somaliland oo shir urur goboleedka Igad qabtay kaga qayb galay...
Jabouti-(SLNTV)-Masuuliyiin sarsare oo ka Socda Jamhuuriyada Somaliland, ayaa dalka Jabouti kaga qayb galay shir lagaga hadlayay horumarinta caafimaadka, waxbarashada iyo shaqada soona qabanqaabiyay urur...
Tuesday September 11, 2012 - 12:26:58
Gudoomiyaha hay'ada caalamiga ah ee xifdiga quraanka oo lagu soo dhaweeyey Madaarka Berbera.
Gudoomiyaha hay'ada caalamiga ah ee xifdiga quraanka oo lagu soo dhaweeyey Madaarka...
Berbera-(SLNTV)-Wasiirka Diinta iyo Awqaafta,Ganacsiga,Gudoomiyaha gobolka saaxil,gudoomiyaha Jaamacada Geeska, ayaa si diiran ugu soo dhaweeyay madaarka magaalada Berbera,Gudoomiyaha hay'ada caalamiga...
Monday September 10, 2012 - 14:06:26
SARKAAL SI KULUL U DHALIILAY MUCAARIDADA GURACAN EE XIL. AXMED YAASIIN.
SARKAAL SI KULUL U DHALIILAY MUCAARIDADA GURACAN EE XIL. AXMED YAASIIN.
Boorama-(SLNTV)-C/qaadir Aadan yuusuf oo ka mid ah golaha dhexe ee xisbiga kulmiye Ayaaeedayn kulul e jeediyay Xildhibaan Axmed yasiin sh.Cali, oo uu ku tilmaamay in mucaaradadiisu tahay mid guracan.
Monday September 10, 2012 - 13:55:24
Daawo:Warka SLNTV
Daawo:Warka SLNTV
Hargeysa-(SLNTV)-Halkan Ka Daawo Warkii Televissionka Qaranka SLNTV oo dhamaystiran.
Sunday September 09, 2012 - 12:10:49
Urur dhalinyaro oo Mutadawiciin ah oo laga aasaasay xaafada Islii ee magaalada Nayrobi..
Urur dhalinyaro oo Mutadawiciin ah oo laga aasaasay xaafada Islii ee magaalada Nayrobi..
Nayrobi-(SLNTV)-Xaafada Islii ee Magaalada Nayroobi ayaa waxa laga Aasaasay urur dhalinyaro oo samafal, Isla markaana ka shaqayn doona hawlaha horumarineed.
Wednesday September 05, 2012 - 23:56:54
Urursiyaasadeedka Xaqsoor oo 8 Musharax ku soo bandhigay Boorama
Urursiyaasadeedka Xaqsoor oo 8 Musharax ku soo bandhigay Boorama
Boorama-(SLNTV)-Sideed murashax oo doorashada golaha deegaanka uga qayb gelaya Ururka Xaqsoor oo lagu soo bandhigay Magaalada Boorama ee gobolka Awdal
Wednesday September 05, 2012 - 23:55:51
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland iyo Wafti uu hogaaminayo oo Socdaal shaqo ku tegay Magaaloada Boorama.
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland iyo Wafti uu hogaaminayo oo Socdaal shaqo ku tegay...
Boorama-(SLNTV)-Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Mudane C/raxmaan C/llaahi Saylici iyo wafti uu hogaaminayo, ayaa maanta socdaal shaqo waxa ay ku tageen Magaalaga Boorama ee xarunta gobolka Awdal.
Wednesday September 05, 2012 - 19:41:47
Gudoomiyaha Cusub ee Waxbarashada Gobolka Sool oo Xilkii kula wareegay munaasibad loo qabtay
Gudoomiyaha Cusub ee Waxbarashada Gobolka Sool oo Xilkii kula wareegay munaasibad...
Laas-Canod-(SLNTV)-Badhasaabka gobolka Sool ayaa ka qayb galay xaflad ay xilka kula kala wareegayeen Gudoomiyaha cusub ee waxbarashada gobolka Sool iyo gudoomiyihii hore.
Wednesday September 05, 2012 - 18:20:45
Gudoomiyaha Gobolka saaxil iyo masuuliyiin kale oo dhagax dhigay laba Mashruuc
Gudoomiyaha Gobolka saaxil iyo masuuliyiin kale oo dhagax dhigay laba Mashruuc
Berbera-(SLNTV)-Gudoomiyaha Gobolka Saaxil mMaxamuud Cali Saleebaan iyo masuuliyiin ka socotay Waxbarashad iyo Caafimaadka, ayaa dhagax dhigay laba mashruuc oo la xidhiidha Caafimaadka iyo waxbarashada...
Wednesday September 05, 2012 - 18:20:43
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Kalluumaysiga oo Socdaal shaqo ku Tegay
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Kalluumaysiga oo Socdaal shaqo ku Tegay
Berbera-(SLNTV)-Agaasimaha Guud e wasaaradda Kalluumaysiga,Ayaa kulan la yeeshay saraakiisha iyo ciidanka Ilaalada xeebaha ee ka halgala wasaarada maaliyada.
Wednesday September 05, 2012 - 17:56:04
« Previous 1 ... 876 877 878 ... 885 Next » All
Page 877 of 885 Total Pages
Page: Items per page:
SHAQAALAHA
featured
 
 
FIKRADO