WARARKA
Gudoomiyaha Cusub ee degmada Bulaxaar oo xilkii la wareegay.
Gudoomiyaha Cusub ee degmada Bulaxaar oo xilkii la wareegay.
Bulaxaar-(SLNTV)-Munaasibad uu Xilka kula wareegayay gudoomiyaha cusub ee degmada Buulaxaar ee gobolka Saaxil, ayaa lagu qabtay degmadaasi.
Saturday August 25, 2012 - 19:00:45
Xaflad lagu daah furayay dugsi cusub oo Burco lagu qabtay
Xaflad lagu daah furayay dugsi cusub oo Burco lagu qabtay
Burco:Daawo:Dugsi cusub oo laga hirgeliyay magaalada Burco ee Xarunta gobolka togdheer, xaflada daah furkiisana lagu qabtay huteel Deero ee magaaladaasi.
Saturday August 25, 2012 - 17:11:44
Madaxweynaha Somaliland oo tukashadii Salaata Ciida kala qayb galay Dadweyne Tiro badan
Madaxweynaha Somaliland oo tukashadii Salaata Ciida kala qayb galay Dadweyne Tiro...
Hargeysa-(SLNTV)-Daawo madaxweynaha Somaliland Mudane, Axmed maxamed Siilaanyo, ayaa kala qayb galay tukashadii Salaada Ciidal fidriga Masjid jaamaca wayn ee Badhtamaha Caasimada hargeysa.
Wednesday August 22, 2012 - 16:13:06
Barnaamijka Ciida iyo Ceerigaabo
Barnaamijka Ciida iyo Ceerigaabo
Ceerigabo-(SLNTV)-Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta gobolka Sanaag, Ayaa si wayn looga oogay tukashada Salaada Ciidal Fidriga, islamarkaana looga ciiday si farxad leh.
Wednesday August 22, 2012 - 16:03:08
 Boorma iyo Barnaamijka Ciida
Boorma iyo Barnaamijka Ciida...
Borama-(SLNTV)-Barnaamij ku saabsan Sida looga ciiday magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal.
Wednesday August 22, 2012 - 15:35:27
Taliyaha Saldhiga Booliska Saylac oo sheegay Tahriibayaasha Ethoipianka oo soo badanaya.
Taliyaha Saldhiga Booliska Saylac oo sheegay Tahriibayaasha Ethoipianka oo soo badanaya.
Saylac-(SLNTV)-Taliyaha Saldhiga Booliska ee Degmada Saylac, Kayse Suudi Caraale, ayaa ka warbixiyay Xaalada Amni ee deegaankaas,Sheegayna Tahriibayaan Ethoipian ah oo ku soo badanaya magaalada lawyacado...
Tuesday August 21, 2012 - 13:17:41
Barnaamijkii Ciidka Ee Maagaladda Burco.
Barnaamijkii Ciidka Ee Maagaladda Burco.
Burco-(SLNTV)-Daawo, sida looga ciiday magaalda Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer, Salaada Ciida Barakeysan ee Ciidal Fidriga.
Tuesday August 21, 2012 - 12:08:39
Haayda Camuud Foundation oo deeq raashin ah gaadhsiiyay gargaara Bari
Haayda Camuud Foundation oo deeq raashin ah gaadhsiiyay gargaara Bari
Borama-(SLNTV)-Hay'ada Camuud Foundation ayaa gargaar kala duwan waxa ay Shalay gaadhsiisay, deegaanka gargaara Bari ee degmada Lughaya ee gobolka Awdal.
Friday August 10, 2012 - 19:41:10
Kulan lagu gorfaynayo siyaasada guud ee deegaanka dalka oo Burco lagu qabtay.
Kulan lagu gorfaynayo siyaasada guud ee deegaanka dalka oo Burco lagu qabtay.
Burco-(SLNTV)-Xarunta wasaarada deegaanka ee gobolka Togdheer,ayaa waxa ka furmay kulan ay soo qaban qaabisay wasaaradaasi oo lagaga hadlayo siyaasadda guud ee dalka.
Saturday July 28, 2012 - 20:28:30
 Gudoomiyah Gobolka Awdal oo si wayn loogu soo dhaweeyay maanta magaalada Boorama
Gudoomiyah Gobolka Awdal oo si wayn loogu soo dhaweeyay maanta magaalada Boorama...
Boorama-(SLNTV)-Gudoomiyaha Goblka Awdal Axmed Xadi Sidci,ayaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada boorama, ka dib socdaal caafimaad oo uu ugu maqnaa dalka debadiisa.
Saturday July 28, 2012 - 20:12:37
« Previous 1 ... 726 727 728 ... 732 Next » All
Page 727 of 732 Total Pages
Page: Items per page:
SHAQAALAHA
featured
 
 
FIKRADO