WARARKA
Wasiirka Madaxtooyada Oo Soo Bandhigay Xeerka Horumarinta Wadooyinka
Wasiirka Madaxtooyada Oo Soo Bandhigay Xeerka Horumarinta Wadooyinka
Hargeysa(SLNTV)-Daawo: Wasiirka Madaxtooyada Mudane: Xirsi X.Cali Xasan ayaa maanta ka hor akhriyey golaha wakiilada xeerka horumarinta wadooyinka.
Wednesday September 11, 2013 - 13:19:31
Wasiirka Cadaalad oo Ka Hor Akhriyey Golaha Wakiilada Xeerka Xabsiyada Dalka
Wasiirka Cadaalad oo Ka Hor Akhriyey Golaha Wakiilada Xeerka Xabsiyada Dalka
Hargeysa(SLNTV)-Daawo: Wasiirka cadaalada Mudane: Xuseen Axmed Caydiid ayaa ka hor akhriyey golaha wakiilada xeerka xabsiyada dalka.
Tuesday September 10, 2013 - 20:19:20
Warkii Dalka iyo Dibadaba aanu idiinka hayanay ka Daawo Tv-ga Qaranka.
Warkii Dalka iyo Dibadaba aanu idiinka hayanay ka Daawo Tv-ga Qaranka.
-Hargeisa-{SLNTV}-Daawo warkii calamaka aanu idiinka hayanaya waxa inoo soo jedin dona Wariye: Ahmed Sahardiid.
Monday September 09, 2013 - 22:46:35
Barnami-ka Ku Sabsan Idacadda Quranka ee Radio Hargeisa.
Barnami-ka Ku Sabsan Idacadda Quranka ee Radio Hargeisa.
-Hargeisa-{SLNTV}-Daawo Barnamij gara oo ku sabsan Idacadda Qar'anka Kariimka ah.
Monday September 09, 2013 - 22:45:22
Barnaamij Ku Saabsan Xus Loo Sameeyey Alla Ha u Naxariistee Abwaan Cismaan Asgari
Barnaamij Ku Saabsan Xus Loo Sameeyey Alla Ha u Naxariistee Abwaan Cismaan Asgari
Hargeysa(SLNTV)-Daawo: Barnaamij gaara oo lagu xusaayey taariikhdii Alla ha u naxariistee Abwaan Cismaan Aaden Xuseen(Cismaan Asgari),halkaas oo ay ka soo gayb-galeen mas-uuliyiin ka tirsan qaranka, qaar...
Monday September 09, 2013 - 11:46:12
Taliyaha Booliska S/land Oo Tababar u Furay Saraakiil Ka Tirsan Booliska
Taliyaha Booliska S/land Oo Tababar u Furay Saraakiil Ka Tirsan Booliska
Hargeysa(SLNTV)-Daawo: Barnaamij ku saabsan Taliyaha Booliska Muddane: C/laahi Fadan IMaan oo tababar u furay 70 Sarkaal oo ka tirsan ciidanka boliska kaas oo socon doona mudo todoba cisho ah.
Monday September 09, 2013 - 11:31:44
Warkii Dalka iyo Dibadaba aanu idiinka hayanay  ka Daawo Tv-ga Qaranka.
Warkii Dalka iyo Dibadaba aanu idiinka hayanay ka Daawo Tv-ga Qaranka.
-Hargeisa-{SLNTV}-Daawo warkii calamaka aanu idiinka hayanay oo ayu inoo soo jedin donto Wariye: Ayaan A.risaq.
Sunday September 08, 2013 - 21:58:32
Warkii calamka oo dhan iyo gudahaba.
Warkii calamka oo dhan iyo gudahaba.
-Hargeisa-{SLNTV}-Daawo warkii calamaka aanu idiinka hayanay oo uu inoo soo jedin Dono Wariye: Muniir Ahmed Cigaal
Saturday September 07, 2013 - 20:58:29
Dufcadii Shanaad oo ka kooban 400 oo arday oo ka qalin jebiyay Kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Admas.
Dufcadii Shanaad oo ka kooban 400 oo arday oo ka qalin jebiyay Kuliyadaha kala duwan...
Hargeysa-(SLNTV)-Daawo;Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), oo ka qayb galay qalinjebinta in ka badan 400 oo arday wax ka baratay Jaamacadda Admas qaybta Magaalada Hargeysa.
Thursday September 05, 2013 - 16:51:30
Golaha Wakiilada Oo ansixiyay Xubno uu Madaxweynuhu Magacaabay.
Golaha Wakiilada Oo ansixiyay Xubno uu Madaxweynuhu Magacaabay.
Hargeysa-(SLNTV)-Daawo:Golaha Wakiilada oo cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xubno isugu jira Wasiiro,Wasiir-ku-xigeeno iyo Wasiiru-dawlayaal uu dhawaan Madaxweynaha Somaliland Magacaabay.
Thursday September 05, 2013 - 15:48:52
« Previous 1 ... 529 530 531 ... 595 Next » All
Page 530 of 595 Total Pages
Page: Items per page:
SHAQAALAHA
featured
 
 
FIKRADO