SPORTS NEWS
AC MILAN OO LACAG IYO CIYAARYAHANO KU DOONAYSA DANIELE DE ROSSI
AC MILAN OO LACAG IYO CIYAARYAHANO KU DOONAYSA DANIELE DE ROSSI
Hargeysa-(SLNTV)-Daniele De Rossi ayaa la sheegaya inuu ku sii jeeda January kooxda iyadana Taliyaaniga ee AC Milan sida uu baahiyay Goal.com.
Wednesday December 19, 2012 - 11:51:55
LIVERPOOL OO KU DHOW HESHIISKA RAHEEM STERLING
LIVERPOOL OO KU DHOW HESHIISKA RAHEEM STERLING
Hargeysa-(SLNTV)-Liverpool ayaa qarka u saaran in heshiis cusub ay la gasho ciyaaryahankeeda Raheem Sterling.
Wednesday December 19, 2012 - 11:47:16
United ama City ayaa iska leh EPL
United ama City ayaa iska leh EPL
SLNTV-Macalinka Manchester United Alex Ferguson ayaa aaminsan in horyaalka Premier League ay ku guuleysan doonaan oo kaliyaha kooxdiisa iyo tan ay walaalaha yihiin ee Manchester City.
Saturday December 08, 2012 - 15:03:07
11-kii Laacib ee ugu wanaagsanaa Heerka Groupyada Tarankata Champions League
11-kii Laacib ee ugu wanaagsanaa Heerka Groupyada Tarankata Champions League
SLNTV-Waxaa lagu dhawaaqay Kooxdii ugu fiicneyd Todobaadkii nasoo dhaafay Horyaalka kooxaha Qaarada Yurub ee Champions League waxaana hogaaminaya Messi iyo Ronaldo.
Saturday December 08, 2012 - 12:00:11
Kabtanka Man city Vicent Company oo ku Han wayn in ay guul labaad ka gaadhaan Red devils Man utd.
Kabtanka Man city Vicent Company oo ku Han wayn in ay guul labaad ka gaadhaan Red devils...
(SLNTV)-Kabtanka kooxda Man city Vincent Kompany ayaa sheegey in uu doonayo in Kooxdiisa ay guul kale ka gaadho Kooxda Man city.
Saturday December 08, 2012 - 11:51:09
uan Mata iyo Kooxdiisa Chelsea oo guul weyn ka gaadhay kulanka koobka horyaalada yurub.
uan Mata iyo Kooxdiisa Chelsea oo guul weyn ka gaadhay kulanka koobka horyaalada...
Spotr(SLNTV)-Ciyaaryahanka wadanka Spain Juan Mata ayaa kooxdiisa Chelsea labo gool uu caawa u dhaliyay halka labada gool kale ay laba xidig kala dhaliyeen ay 4-0 ugu badiyeen koox ka dhisan dalka Denmark...
Tuesday December 04, 2012 - 12:16:17
Liiska 10ka Macalin Ama Tababare Ee Ugu Mashaharka Badan Kubada Cagta Aduunka..
Liiska 10ka Macalin Ama Tababare Ee Ugu Mashaharka Badan Kubada Cagta Aduunka..
SLNTV-Tababarayaasha kubada Cagta ee Kooxaha kala duwan,ayaa la xaqiijiyay in mushaharkoodu uu aad u kala badan yahay.
Tuesday December 04, 2012 - 12:12:35
UEFA Oo Ka Fiirsaneysa In Europa League La Baabi’iyo Oo Champions League La Balaadhiyo.
UEFA Oo Ka Fiirsaneysa In Europa League La Baabi’iyo Oo Champions League La Balaadhiyo.
SLNTV-Madaxweynaha UEFA Michel Platini ayaa shaaca ka qaaday in laga yaabo in Europa League la tirtiro si loo balaadhiyo koobka Champions League.
Thursday November 29, 2012 - 18:37:03
55ta Ciyaaryahan Ee U Sharaxan Line-upka Adduunka FIFA
55ta Ciyaaryahan Ee U Sharaxan Line-upka Adduunka FIFA
SLNTV-musharaxiinta 55ka ciyaaryahan ee u sharaxan line-upka adduunka ee abaalmarinta FIFA/FIFPro World XI 2012 taasoo lagu dhawaaqi doonta 7 Janaayo marka la qabaanayo xafalada Ballon d’Or.
Thursday November 29, 2012 - 18:32:34
Tababaraha Real oo kahadlay guul daradii kasoo gaartay Betis iyo Natiijooyinka kulamadii dhacay
Tababaraha Real oo kahadlay guul daradii kasoo gaartay Betis iyo Natiijooyinka kulamadii...
SLNTV-Tababaraha Kooxda Real Jose Mourinho ayaa sheegay in guul darada kasoo gaartay kooxda Betis ay ahayd mid aan la filanayn.
Sunday November 25, 2012 - 15:28:21
1 2 3 4 All
Page 3 of 4 Total Pages
Page: Items per page:
SHAQAALAHA
featured
 
 
FIKRADO