FEATURED
Barnaamijka Madasha Qurba-jooga
Barnaamijka Madasha Qurba-jooga
London-(SLNTV)-Daawo:Barnaamijka Madasha Qurba-jooga., oo uu Marti ku yahay Wasiirka Arimaha debada Sonmaliland.
Tuesday January 15, 2013 - 14:17:24
Barnaamijka Debaaldega Sanadka Cusub ee Fanaaniinta + TV-ga Qaranka
Barnaamijka Debaaldega Sanadka Cusub ee Fanaaniinta + TV-ga Qaranka
London-(SLNTV)-Daaawo-Barnaamijka Debaaldega Sanadka Cusub ee 2013-ka ee fanaaniin ku sugan magaalada London, Bushaaro Cali baanday ayaa daadihinaysa.
Wednesday January 02, 2013 - 14:19:35
Golaha Wasiirada Sl oo Shir aan caadi ahayn ku ansixiyay Miisaaniyadda 2013-ka Iyo Siyaasada miisaaniyadda.
Golaha Wasiirada Sl oo Shir aan caadi ahayn ku ansixiyay Miisaaniyadda 2013-ka Iyo Siyaasada...
Hargeysa-(SLNTV)-Shir aan caadi ahayn oo ay isgu yimaadeen golaha wasiirada Sl, ayaa ansixiyay Siyaasadda miisaaniyadda iyo miisaaniyadda Sanadka 2012-ka. Halkan Ka Dhageyso Afhayeenka oo sharaxaad ka bixiyey..Cont....
Saturday December 22, 2012 - 16:33:53
Wararkii ugu Dambeeyay oo xiiso leh.
Wararkii ugu Dambeeyay oo xiiso leh.
Hargeysa-(SLNTV)-Daawo:Warka TV-ga Qaranka Somaliland ee Caawa oo Salaasa ah,Waxaa inala socodsiinaya C/risaaq Cismaan Maxamed.
Wednesday December 19, 2012 - 12:50:07
Maareeyaha TV-ga Qaranka Oo casho sharaf u sameeyay Qurbo-jooga Sl ee ku sugan Dalka.
Maareeyaha TV-ga Qaranka Oo casho sharaf u sameeyay Qurbo-jooga Sl ee ku sugan Dalka.
Hargeysa-(SLNTV)-Maareeyaha TV-ga Qaranka Mudane Kharad Xasan Cali Gaas ,ayaa casho sharaf u sameeyay safiirka wareega ee somaliland iyo xubno qurbo-jooga oo ku sugan dalka.
Wednesday December 19, 2012 - 00:40:55
Madaxweynaha Somaliland iyo waftigiisii oo dalka ku soo laabtay,kana hadlay shirkii ay ka qeyb galeen
Madaxweynaha Somaliland iyo waftigiisii oo dalka ku soo laabtay,kana hadlay shirkii...
Hargeysa(SLNTV)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa galabta ku soo guryo-noqday dalka ka dib markii wefti balaadhan oo uu Hoggaaminayay ay dalka Jabuuti kaga qeyb galeen...
Tuesday December 18, 2012 - 18:42:03
Xildhibaanadii Golaha deegaanka ee Degmada Burco oo maanta kalfadhigoodii u horeeyey ku doortay Maayar iyo Maayarxigen.
Xildhibaanadii Golaha deegaanka ee Degmada Burco oo maanta kalfadhigoodii u horeeyey...
Burco-(SLNTV)-Xildhibaanada 21 ka ah ee Golaha deegaanka ee degmada Burco oo kulan balladhan ku yeeshay maanta xarunta maamulkaGobolka Togdheer ayaa iska dhex doortay Maayarkii iyo maayarxigeenkii Degmada...
Saturday December 15, 2012 - 16:44:55
Wararkii ugu Dambeeyay oo xiiso leh.
Wararkii ugu Dambeeyay oo xiiso leh.
Hargeysa-(SLNTV)Daawo-Wararkii ugu dambeyey ee TV-ga Qaranka Somaliland SLNTV iyo Wariye Axmed Xuseen Warsame.
Tuesday December 11, 2012 - 12:51:51
Barnaamijka Barashada Diinta
Barnaamijka Barashada Diinta
London-(SLNTV)-Daawo:Barnaamijka Barashada Diinta oo kugu hagaya Jidka toosan ee diinteenu ina farayso.
Sunday December 09, 2012 - 18:19:23
Barnaamijka Salaamaha
Barnaamijka Salaamaha
London-(SLNTV)-DAAWO:Barnaamijka Salaamaha iyo Heesaha ee TV-ga Qaranka SL oo aad u xiiso badan.
Sunday December 09, 2012 - 16:24:30
« Previous 1 ... 9 10 11 Next » All
Page 10 of 11 Total Pages
Page: Items per page:
SHAQAALAHA
featured
 
 
FIKRADO